مستخدم:Dhidib

من ويكيبيديا، الموسوعة الحرة

Asalka soomaalida

Maqaal kooban

Sida ay isku waafaqsanyihiin dadka taariikhda baara inbadan oo ka mid ah iyo sida ay ku soo biyo shubanayaan inta kale ee ka aragti duwan, iyo tijaabo karomosomka ah oo laga qaaday shaqsiyaad kasoo kala jeedo dhulka ay dagto soomaalida, waxa ay tilmaameysaa in saddexda beel ee kala ah Hawiye Daarood iyo dir in ay isku aabbe ku abtirsadaan sikasta oo ay taariikhdoodu isqu qilaaftaba.

,Hawiye iyo dir waxaa dhalay oday irir oo walaal la ahaa dhow qof oo kale sida mayle iyo gardheere.

Irir, mayle iyo gardheere waxaa dhalay oday samaale, marka la abtiriyo odayga samaale iyo odayga daaroodismaaciil waxa ay iskaga soo dhacayaan cabdullaahi bin maxamed bin caqiil oo kamid ahaa dhashii cabdil mudhalib.

Sikasta oo abtirsiimada la iskugu qilaafo, waxa isqilaafi waayay afka, muuqa, midabka iyo dhaqanka ay kamideysanyihiin beelahaasi taasi oo ay kaga soocanyihiin qowmiyadaha kale ee la dago sida banaadiriga iyo jareerta.